Olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah ka bilowday magaalada Boosaaso
Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa laga bilaabay olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah, kaasi oo looga gol’leeyahay sidii loo hagaajin lahaa bilicda magaalada. Ololahan ka bilowda xaafadaha...
Read more










