Maamulka Gobolka SH/Hoose oo ka hadlay diyaarad ku dhacday duleedka Afgooye
Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay diyaarad maanta duhurkii ku dhacday duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo loo diray ciidamada amniga ee dowladda. Guddoomiyaha...
Read more











