Howlgallo amni xaqiijin ah oo laga sameeyay xaafadaha degmada Afgooye
Howlgallo lugu xaqiijinayo amniga degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sacadii ugu danbeeyay ciidamada amniga ee maamulka Koonfurgalbeed waxa ay ka sameeyeen xaafadaha degmadaasi. Howlgalladan 48 saac ee la...
Read more










