Injineerada ku howlan dhismaha waddada isku xiri doonto Hobyo iyo Muqdisho ayaa maanta faah faahin ka bixiyay halka ay mareyso dhismaha waddadaasi oo dhawaan la dhagax dhigay, kaddib markii ay...
Read moreMunaasabad ay soo qaban qabaiyeen Jaaliyadsa Soomaaliyeed ee ku nool cariga Ingiriiska ayaa waxaa si wayn loogu soo dhaweeyey Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Xasan...
Read moreWasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiiri gelinta maalgeshiga ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Hadliye Cumar oo socdaal shaqo ku tegay dalka Kuwait ayaa waxaa magaalada Kuwait city kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan...
Read more25 ruux ayaa ku geeriyootay 75 kalena waa ay ku dhaawacmeen markii uu qarax ka dhacay magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga. Saraakiisha ammaanka ee dalka Turkiga ayaa sheegay in...
Read moreWararka ka imaanaya Deegaanka Xawaadley oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Webiga Shabeelle uu biyaha ka guray, taasna ay dhibaato ku heyso dadka iyo duunyada oo markii...
Read moreKulankan oo looga hadlayay horumarinta kalluumeysatada Soomaaliyeed iyo sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa dhallinyarada ayuu Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradaasi waxa ay la...
Read moreMadaxweyne ku-xigeenka Dawlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa ka qayb galay munaasabad lagu taageerayey Madaxweynaha Dawladda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo xilka Madaxtinimada dalkaasi u tartami...
Read moreGuddiga arrimaha dibadda ee barlamaanka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xoghayaha Cusub ee Jamacadda Carabta Ahmed Abuu Gheit Wasiirkii hore arrimaha dibadda ee dowladda Masar. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Guddoomiye...
Read moreXeer ilaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in sharciga la horkeeni doono ciddii lagu helo ka ganacsiga maandooriyaha, isagoo ka digay dadka arrimahaasi ku lugta leh. Axmed Cali Daahir Xeer...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho