Dowladda Shiinaha oo qubaro u soo direyso Soomaaliya
Dowladda Shiinaha ayaa lagu wadaa inay Soomaaliya u soo dirto qubaro qiimeeya meelaha uu doonayo in Soomaaliya uu ka taageero, si dib loo soo celiyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal....
Read moreDowladda Shiinaha ayaa lagu wadaa inay Soomaaliya u soo dirto qubaro qiimeeya meelaha uu doonayo in Soomaaliya uu ka taageero, si dib loo soo celiyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal....
Read moreCiidamda sida gaarka ah u tababaran ee booliska ayaa howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Afgooye oo ay ku bartilmaameedsanayeen guryo qaar ah, kuwaasi oo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaad...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Washington, isagoo halkaasi kula kulmay madaxda Safaaradda. Taliyaha iyo...
Read moreWasiirka difaaca ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdalla Xuseen Cali, Abaanduulaha Ciidanka xoogga iyo saraakiil kale ayaa maanta kulan la qaday saraakiil ka socday ...
Read moreJohannesburg, 5 December, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faahfaahin ka bixiyay kulankii gaarka ahaa ee uu xaley magaalada Johannesburg kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuriyadda Dadka ee...
Read moreBaarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya waxaa uu ganacsatada Soomaaliyeed halkan ugu soo bandhigayaa qalab uu u baahan yahay in loo soo iibiyo, saa daraadeed waxaan ka codsaneynaa inay nooqu soo gudbiyaan...
Read moreWafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul wasaaraha oo ay wehliyaan Madaxwayneyaasha Maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland oo ku sugan Koonfurta magaaladda Gaalkacyo ayaa waxa ay socod ku soo mareen goobihii lagu dagaalamay,...
Read moreMogadishu, 05 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreXukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug inay tixgaliyaan heshiiskii laga gaaray colaaddii magaalada Gaalkacyo, oo laga shaqeeyo horumarka gobolka. Iyada oo labada dhinac ee Puntland...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho