Ciidanka xoogga dalka oo la wareegay tuulooyin hoostaga degmada Ceel buur
Ciidanka xoogga dalka ee gobolka Galgaduud ayaa howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Ceel buur waxa ay kula wareegeen deegaanno hoostaga Degmada, kuwaasi oo ay ku dhuumaaleysan jireen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Maxamed...
Read more








