Ergada Joogtada Soomaaliyeed ee Qaramada Midoobay oo ka qeybgashay doodda Golaha guud ee Qaramada Midoobay oo looga dooday, kordhinta xubaha joogtada ah ee Golaha Amniga, oo ay jiraan dalal dhowr...
Read moreKulanka Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay kasoo qeybgaleen Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka waxaa shir guddoominayey Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla...
Read moreWasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Mudane Cabdiweli Ibraahim Sheekh Muudey oo shir jaraa’id ku qabtay garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in shirka Wasiirada Shaqada ee Dalalka...
Read moreGuddoomiyaha Maxkamada sare ee Soomaaliya ayaa maanta u ambabaxay dalka Tanzania halkaasi oo furmaya shirka guddoomiyeyaasha Maxkamadaha sare ee qaaradda Africa. Mudane Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf Guddomiyah Maxkamada Sare ee...
Read moreTaliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa kulan kula yeeshan xarunta Safaaradda Great Britain ee magaalada Muqdisho Safiirka u fadhiya Soomaaliya Danjire Harriett Mathews. Waxaana...
Read moreMaamulka degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyay howllgallo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ciidamada ay ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmadaasi. Guddoomiyaha Degmada Buulo burde Cabdicasiis...
Read moreXildhibaanada Barlamanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa kulankooda kaga hadli doono Hindise sharciyeedka Saxaafadda Xildhibaan Maxamed Cumar oo ah habdhowraha baarlamaanka ayaa sheegay in ajandaha...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreJaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka ayaa cambaareeyay weerarkii maanta lagu qaaday Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku dileen dad rayid ah iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsanaa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho