Guddoomiyaha G/banaadir “Amniga magaalada way soo hagaageysaa, waxyaabaha yarka ahna xal ayaan u heli doonaa”
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu bilaabay qorshe wax looga qabanayo ammaanka isaga oo kaashanaya Hay’adaha nabedgalyada iyo dadka Shacabka ah Gudoomiyaha gobolka Mudane Yuusf Xuseen Jimcaale oo la...
Read more









