Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo shir nabadeyn ah la yeeshay beelo dagaallamay
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa magaalada Qardho shir kula yeeshay waxgarad iyo aqoonyahanno kasoo jeedo deegaankaas, kulankaas ayaa ula jeedjiisu ahaa sidii xal waara looga gaari lahaa colaad deegaankaas...
Read more











