Ciidamada hay'adaha amniga ee dowladda ayaa howlgallo ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay toogasho ku dileen labo horjooge oo ka tirsan Ururka Gumaadka Ummadda Soomaaliyeed...
Read moreMadaxweynaha Maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley madax ka socotey hay’adda UNHCR oo ay hogaamineysey Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya Bushra Halepota si ay ugala hadlaan...
Read moreWasaaradda arrimaha gudaha dowladda koofur Africa ayaa waxaa ay kulan looga hadlayay wax ka qabashada dhibaatooyinka dadka wadankaasi soo galootiga ku ah la qaadatay safiirada dalalka caalamka u fadhiya Dalkaasi....
Read moreWasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Ceymooy ayaa sheegay in kalluumeysatada Soomaaliyeed ay dhibaato ka haysato helitaanka agabkii ay ku qaboojin lahaayeen marka ay kalluunka badda kala...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Boqortooyada Urdun ayaa maanta ka qayb galaya shir looga hadlayo qatarta kooxaha argagixisada ah ay...
Read moreMuqdisho, April 19, 2015-----Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xuseen Maxamuud Sh, Xuseen ayaa uga tacisyeeyey, Qoyskii, Eheladii, Asxaabtii, iyo Golaha Wakilada Puntland, dilkii loo...
Read moreAqaba, 18 April 2015, Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada Aqaba ee dalka Boqortooyada Urdun, halkaas oo uu kaga qeybgalayo shir madaxeed caalami ah oo...
Read moreWasiirka Arrimaha Gudaha iyo Guddiga farsamo ee maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa magaalada Cadaado kulamo gaar gaar ah kula qaadanaya ergooyinka ka qeyb-galaya shirka maamul u sameynta...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho