Tababarka haweenka la siiyay oo ay iska kaashanayeen Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Hay’adda QM u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee “FOA” iyo Jaamacadda Daarul Xikma ayaa Xubnaha ka tirsan...
Read moreMogadishu, 18 April 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreKulan isugu yimaadeen maamulka Gobolka Banaadir, isla markaana uu shir guddoominayay Guddomiyaha Gobalka ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa looga hadlay dar dar gelinta ololaha nadaafadda ee...
Read moreWareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa waxaa xilkii afhayeenka Gobolka Banaadir laga qaaday Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko), iyadoo xilkaasi loo magacaabay Cabdifafaax Cumar...
Read moreAkhristayaasha sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa in wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, Maalin kasta iyo macluumaadba aad ka heli kartaan Website-ka Wargeyska dalka oo lagu daabaco macluumaad badan,...
Read moreApril 15, 2015 Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty ayaa waxaa si adag uu u cambaareeyay werarkii arxan darada ah ee lagu qaadey wasaaradda taclinta...
Read moreWasiirka cadaaladda ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa magaaladda Doxa ee Dalka Qatar uga qeyb galaya shir looga hadlayay ka hortagga argagixisada iyo burcad badeednimada, kaasi oo ay ka qeyb galeen...
Read moreGudoonka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay u gudbiyeen qorshe howleedka Baarlamaanka uu ku shaqeyn doono kalfadhiyada soo socda, si loo dar dar...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho