Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal sifeyn ah ka sameeyay Ruunirgood
Ciidanka xoogga dalka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa hawlgal sifayn ah ka sameeyay degmada Ruunirgood iyo deegaannada hoostaga ee gobalka Shabeellaha dhexe. Hawlgalladaan sifaynta ah ayaa lagu baacsanayay maleeshiyaad Khawaarij...
Read more











