Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha oo qabilay mas’uuliyiin ka socotay hey’adaha samafalka
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka ahna ku-simaha Wasiirka Mudane Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa maanata xafiiskiisa kulan kula qaatay Mas’uuliyiin ka socday ku dhawaad 60-Hay’adood oo ka shaqeeya arrimaha...
Read more











