Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Cabdullaahi Xuseen Maxamuud (Bantu)
Muqdisho, 25 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan...
Read more










