Bandhig ku saabsan dhaqanka iyo hidaha oo lagu qabtay Kenya
Waxaa maanta lagu qabtay Madxafka Qaranka ee dalka Kenya maalinta dabaaldegga Dhaqanka iyo Hidaha. Dhaqamadii lagu soo bandhigay madasha waxaa ka mid ahaa taariikhda, dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliya. Bandhigga dhaqanka...
Read more










