Wasaaradda caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq dawo ah ku wareejisay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya, taas oo qeyb ka ah qorshaha kor u qaadista adeega caafimaad ee...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreWasiir ku-xigeenka Wasaaradda beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta tababar ku saabsan horumarinta wax soo saarka beeraha u furey qaar ka mid ah iskaashatada beeraleyda gobolka Shabeelaha Hoose. Munaasabadii lagu...
Read moreKulankan oo ay ka soo qaybgaleen ku dhawaad boqol qof oo matalayey bulshada qaybeheeda kala duwan ayaa looga hadlayey doorka ay gabdhuhu ku leeyihiin waxbarashada Dalka iyo muhiimadda gabadhaha waxbaratay...
Read moreKulankan wadatashiga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa waxaa looga hadlayey sidii dhallinyarada loogu samayn lahaa Barnaamijyo shoqo loogu abuurayo dhallinyarada, si looga badbaadiyo halista...
Read moreXaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, laguna soo dhaweynayay Safiirka ay Dowladda Soomaaliya u magacaawday Koonfur Afrika Mudane Jamaal Maxamed Barrow ayaa lagu qabtay magaalada Pretoria ee dalka...
Read moreGuddoomiyaha degmada Warta Nabadda ayaa maanta kormeeray xarun lagu tababarayo haween ku dhaqan dhaqan waaxyaha kala duwan ee degmada, kuwaasi oo la barayo farsamo ay ku shaqeysan karaan. Haweenkan xirfadaha ...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho