Guddoomiye ku-xigeenka maaliyadda ee gobolka Banaadir oo u amba baxay Turkiga “Sawirro”
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigenka Gobalka dhanka Maaliyadda Mudane Ismaaciil Macallin Cabdi Guure ayaa maanta u amba baxay Dalka Turkiga. Halkaasi oo ay ka heleen casuumad rasmi ah. Mudane Ismaaciil...
Read more











