Xafladan shahaadooyinka lagu guddoonsiinayay labaatan arday oo ku guuleysatay tartan ku saabsanaa ka qeyb galka haweenka ee siyaasadda oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro...
Read moreMuqdisho, October 6, 2015-------Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golaha Wasiirada ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday dowladda Switzerland, waxaana...
Read moreHay’adda nabad sugidda Qaranka ayaa faah faahin ka bixisay sababaha xarunta Telefishinka Universal ee Muqdisho iyo shaqaalihiisu ay u xiranyihiin, iyadoo ka digtay khataro kale. Haddaba ka akhriso linkiga hoose...
Read moreMadaxweynaha dowladda Fedaralka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada ee Soomaaliya, kaasi oo lagu sameynayo dib u dhis, iyadoo munaasabadii dhagax...
Read moreMas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobalka Banaadir ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah Degmooyinka gobalka oo ay ka socoto olole nadaafadeed, iyagoo u kuur galayay tartanka bilic soo celinta caasimadda,...
Read moreMunaasbad xariga looga jarayay daah furka mashruuca nalalka cad ceedda ku shaqeeya oo ay Wasaaradda Caafimaadka ka hirgelisay 8 xarumood oo ku yaala Muqdisho iyo meelo kale ka baxsan gobolka...
Read moreWasiirka Howlaha guud iyo dib u dhiska dalka Eng, Saalax Sheekh Cismaan Muuse ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay qaar ka mid ah haweenka naafada ah ee ku dhaqan caasimadda, kuwaasi...
Read moreGuddoomiyaha barlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta sheegay in maalinta berito ah uu furmi doono wada xajood lagu xalinayo qodabadii ku xusna mooshinkii xubno ka tirsan...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho