Waxaa bilaabatay wareegga labaad ee Tartanka Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay u soo gudbeen saddex musharax, kaddib markiii ay noqdeen dadkii ugu codka sareeyay lixdii musharax ee...
Read moreXukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay doorashadii ka dhacdey magaalada Cadaado ee lagu doortay Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed...
Read moreMadaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maanta ay bulshada Soomaaliyeed ay u tahay maalin taariikhi ah, isagoo munaasabadaasi awgeed hambalyo u diray shacabka guusha u...
Read moreAjandaha kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa ahaa qeybinta taariikh nololeedka xubnaha guddiyada madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo guddiga Xuduudaha iyo federaalka oo iyagu ka kooban min Sagaal xubnood waxaana...
Read moreTartanka Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ku guuleystay oo noqday Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed, kadib markii u helay codad dhan 49 cod. Guddiga doorashada ayaa...
Read moreWaxaa iminka la soo gabo gabeeyay wareega saddexaad ee doorashada xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay ku tartamayaan labo musharax oo kala ah Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdikariin...
Read moreGuddiga doorashada ee Madaxtinimada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay in loo gudbayo wareega ugu dambeeya ee tartanka. Wareegan oo ay ku loolamayeen Axmed Cabisalaan Xaaji Aadam, Axmed Macalin Fiqi...
Read moreGuddoomiyaha baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa furay sanduuqa codbixinta doorashada Madaxtinimada ee dowlad Goboleedka Galmudug, kaasi oo ay isugu soo hareen saddex musharax. Guddiga doorashada ayaa si rasmi ah ugu...
Read moreWaxaa iminka la soo gabo gabeeyay wareega Labaad ee doorashada xilka Madaxtinimada Dowlad goboleedka Galmudug, kaasi oo ay ku tartamayaan ilaa iyo saddex musharax. Guddiga doorashada ayaa looga fadhiyaa inay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho