Danjire Daahir Geelle oo la kulmay guddoomiyaha Gobolka Riyaad ee Sacuudiga
Danjiraha Soomaaliya ee waddanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa la kulmay guddoomiyaha gobolka Riyaad Faisal bin Bandar. Wakaaladda Wararka ee Sacuudiga ayaa qortay in Danjire Daahir Geelle iyo...
Read more









