Mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta warbixinno ka dhagaysanaya guddiyada difaca iyo maaliyadda ee Baarlamanka ee ku aadan howlihii ugu dambeyeey ay qabteen. Xildhibaan Maxmed Cumar Maxamuud ooo ah Habdhowraha Baarlamanka...
Read moreMaamulka Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo deeganno ka tirsan maamulkaasi laga qabsaday maleeshiyada kooxda Shabaab iyo dhaqan celin loo soo sameynayo maleeshiyad kooxdaasi horey uga goostay. Wasiirka...
Read moreMamulka gobolka Shabeelaha Dhexe oo kaashanaya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa gogol nabadeed uga furay magaalada Jowhar labo beel oo walaalo ah oo dhawaan ku dagaallamay deegaanno hoostaga degmada...
Read moreRa’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegey in Xukuumaddu ay xoogga saari doonto sidii daryeel ay u heli lahaayeen dadka bulshada unugul gaar ahaan naafada, kana dalbaday Wasaaradda caafimaadka...
Read moreMaamulka Deegaanka Afbarwaaqo ayaa ka cawday isticmaalka wadada isku xirta Galkaacyo iyo deegaanka Afbarwaaqo kaddib bacaad farabadan oo wadadaasi xiray, taasi oo sababtay in gaadiidka ay deegaanno kale maraan oo...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreRa’iisulwasaare ku-xigeenka dalka iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho uga qeybgalay munaasabad lagu abaalmarinaayay shakhsiyaadka u ololeeya dadka tabaaleysan ee qaba baahida gaarka ah,...
Read moreMadaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka furey shir wadatashi ah oo looga hadlayo aayaha Puntland ayna ka qeybgaleen waxgarad kala duwan, kaasi oo socon doono 25-29-ka bishan. Shirka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho