Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo ka hadlay qorshe howleedka Baarlamaanka
Barlamaanka Maamulka Jubbaland oo dhawaan la caleemo saaray ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshe howleedka horyaalla barlamaankaasi. Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay...
Read more











