NUSOJ oo ka tacsiyeeysay weriye ku dhintay qaraxii Hotel Jazeera
Muqdisho, 25 Luulyo, 2015 Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa waxa uu tacsi u dirayaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Cabdikarim...
Read more









