Baarlamaanka oo ka dooday hindise sharciyeedka Xeerka Isgaarsiinta Qaranka
Akhrinta 2aad ee Xeerka Isgaarsiinta Qaranka ayaa waxaa Xildhibaannada Baarlamaanka usoo gudbiyey warbixinta Guddiga Warfaafinta iyo Isgaarsiinta ee Baarlamaanka oo wax ka bedel ku soo sameeyay Hindise Sharciyeedkan waxaana Guddoomiyaha Guddigan Mudane...
Read more









