Abaanduulaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta kormeer howleed ku tagay xerada gaadiidka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee degmada Waaberi halkaasoo uu tababar uga socdo askar ka tirsan ciidanka, kuwaasoo...
Read moreXarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay gaari uu iska leeyahay sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, kaasoo gaarigiisa loogu soo xiray waxyaabaha qarxa,...
Read moreShir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo ay garbihiisa fadhiyaan Wasiiru dowlaha iyo Wasiir ku-xigeenka...
Read moreBulshada ku nool gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa soo food saartay cabsi ku aadan fatahaad uu webiga Shabeelle ka geystay tuulo hoos tegta Degmada Mahadaay ee gobolkaasi, halkaasi oo ay...
Read moreMunaasabadan lagu daah-furayay dib u howlgalinta Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyada xafiiskeeda Cadaado, ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan Maamulka Ximan iyo Xeeb, ururada bulshada Mudug iyo Galgaduud qaarkood...
Read moreCiidamada amniga ee dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo balaaran oo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ku soo qabteen tiro dad ah oo looga shakisanyahay...
Read moreWasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa hambalyo ku aadan maalinta Saxaafadda aduunka ee saddexda May u diray guud ahaan suxufiyiinta iyo Warbaahinta...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka waa barnaamij ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka SNTV, waxa uuna xambaarsanyahay warar iyo wareeysiyo la xiriira dhacdooyinkii ugu dambeeyay, ee halkan hoose ka dhageyso.
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho