Madaxweynaha Hirshabeelle oo si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Ceel-Baraf
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo si wato safarkiisa shaqo ayaa maanta gaaray degmada Ceel-Baraf ee Gobalka Shabeellada Dhexe. Madaxweyne ku-xigeenka...
Read more











