Duqa Degmada Gaalkacyo oo qaabilay saraakiil ka socotay hay’adaha WFP iyo NRC
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socotay Hay’addaha WFP iyo NRC oo uu Hoggaaminayay Majok Peter oo ah Madaxa hay,adda NRC ee Koonfurta...
Read more











