Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ansixiyay qaraarka buuxinta kuraasta bannaan
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 16-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka. Ajandaha kulanka ayaa ahaa warbixinta...
Read more











