Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Safiirada Soomaaliya ee Libiya, Ciraaq Iyo Turkiga
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda waxa uu ku soo dhaweeyay Safiirada Soomaaliya u joogo qaar kamid ah dalalka caalamka si gaar ah Türkiye...
Read more











