Duqa Muqdisho oo Mooto Bajaaj cusub ku wareejiyay Muwaadin ka mid ah Dadka Baahiyaha gaarka ah qaba
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta Moota Bajaaj cusub ku wareejiyay Muwaadin Abshir Maxamuud Cumar oo ah wiil yar oo agoon ah,...
Read more











