Wasiirka Qorsheynta oo qaabilay Agaasimaha Horumarinta Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan wax ku ool ah la yeeshay, Mudane Christopher Pycroft, Agaasimaha Horumarinta ee...
Read more











