Tiirka Maamul Wanaagga ee Qorshaha Isbedelka Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo qabanqaabisay aqoon-is-weydaarsi muhiim ah oo ku saabsan Tiirka Maamul Wanaagga ee Qorshaha Isbedelka Qaranka (QIQ; 2025-2029). Aqoon-is-weydaarsigan ayaa...
Read more











