Ra’iisul Wasaare Xamsa “ Hawlgalka Atalanta waxa uu saldhig u ahaa kor u qaadidda badqabka iyo amniga guud ee Badda Soomaaliya”.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tilmaamay muhiimdda ay leedahay in la kobciyo awoodaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, si ay awood ugu yeeshaan, ulana wareegaan...
Read more










