Wasiirka Maaliyadda XFS oo shir guddoomiyay kulanka bilaha ee Guddiga Maamul Wanaagga Maaliyadda
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-gudoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaaga Maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo FGC,oo ay ku mideysan yihiin Dowladda...
Read more











