Wasaaradda Deegaanka XFS oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha deegaannada ku dhow wabiyada
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay roobabka ka da’ayo Dalka, xili laga digayo inay fatahaado ku dhuftaan deegaannada ku dhow wabiyada dalka. Roobab dhexdhexaad ah...
Read more










