Wasaaradda Cadaaladda XFS oo Muqdisho ku qabatay banbaxa diyaarinta istaaratiijiyadda bahda Cadaaladda
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay banbaxa diyaarinta istaraatiijiyadda bahda Cadaaladda Soomaaliya, kaasi oo uu daahfuray Guddomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed....
Read more











