Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Nairobi uga qeybgalay shir looga hadlayay Nabadda South Sudan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qeyb ka ah kulan looga hadlayey wada-hadallada Nabadda ee South Sudan oo ka socda Madaxtooyada Dalka Kenya, taas oo...
Read more











