Howlgal lagu laayay horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay Shabeelaha Hoose
Hawlgal jab xoogan lagu gaarsiiyay Khawaarijta oo ay iska kaashadeen ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada caalamka ayaa ka dhacay tuulada Ugunji oo hoos tagta magaalada Janaale ee gobalka Shabeellaha Hoose. Hawlgalkaan...
Read more











