Maxkamadda Gobolka Banaadir oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejisay dhul laga heystay
Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Qaasim Faarax ku wareejiyay dhulkiisa oo si sharci darro ah looga heystay in muddo ah. Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir mudane...
Read more











