Maareeyaha Hey’adda Aqoonsiga oo kulan la yeeshay Guddiga Rugta Ganacsiga
Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka mudane Cabdiweli Timacadde ayaa Xarunta hay’adda waxaa uu kulan gaar ah kula qaatay Guddiga Rugta ganacsiga Soomaaliya. Maareeyaha ayaa kulankaan kula wadaagay Guddiga rugta...
Read more











