Garsoore Cumar Cartan oo caawa dhex-dhexaadin doona kulan ka tirsan Qaramada Afrika
Garsoore Soomaaliyeed ayaa caawa markii ugu horraysay dhex-dhexaadin doona ciyaar ka tirsan Koobka Qaramada Qaaradda Afrika 2024-ka. Garsoore Cumar Cabdiqaadir Cartan ayaa caawa dhex-dhexaadin doona ciyaarta adag ee u dhaxeysa...
Read more











