Kulan looga hadlayay dardargalinta wajiga 2-aad la dagaallanka Khawaarijta oo lagu qabtay Baydhabo
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Cabduqaadir Maxamed iyo Taliyaha Booliska maamulka Koonfur Galbeed Gaashaanle Sare Cabdi Ibraahim Shaamow ayaa si-wadajir ah u shir gudoomiyay kulanka dar-dargelinta...
Read more











