Guddoomiye Sheekh Aadan oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay deyn cafinta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Barnaamijka Deyn-cafinta Soomaaliya oo caawa taariikdu ay tahay...
Read more











