Wasaaradda Ganacsiga XFS oo deeq raashin ah ku wareejisay Wasaaradda Haweenka “SAWIRRO”
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo weli wada dedaalkeeda ay ku garab istaagayso Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira Khawaarijta, ayaa markii saddexaad kaga qeyb-qaatay taakulo...
Read more











