Wasiir Daa’uud oo tilmaamay in Soomaaliya ay gaartay heerka ugu sareeya ee Maamulka Hawada
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo ka hadlay munaasabad lagu xusayey maalinta duulimaadyada Rayidka caalamiga ayaa sheegay in Soomaaliya ay gaartey heerka ugu...
Read more










