Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda fatahaadaha dalka ka jira
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw ka hadlay qasaaraha sii kordhaya ee ka dhashay fatahaadaha ka jira qaar ka mid ah gobollada dalka, isagoo xusay...
Read more











