Madaxweynaha JFS oo kulan sagootin ah u sameeyay Safiirka Kenya ee Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay Safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto, oo dhameystay muddo xileedkiisa danjirenimo. Mudane...
Read more











