Taliyaha Ciidanka XDS iyo masโuuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab Iyo Xildhibaan Cismaan Xaadoole ayaa booqasho dhiiragalin ah ugu tagay...
Read more











