Ku simaha Duqa Gaalkacyo oo booqday qoyska uu ka shahiiday Mujaahid Cabdiqani Afyare
Ku-simaha Duqa Degmada Gaalkacyo ahna Gudoomiye Ku-Xgeenka Degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi oo ay weheliyaan Xildhibaanno iyo Agaasimayaal ka tirsan Maamulka Degmada Gaalkacyo , Gudoomiyaha Xaafadda Hawlwadaag , Xisaabiyaha...
Read more











