Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay habraaca Waxbarashada
Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo oo yeeshay kulanka 4-aad ee kal-fadhiga 7-aad ee golaha oo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa ansixiyay habraaca Waxbarashada dowladda hoose...
Read more











